HomeWararCiidanka Xoogga dalka oo la wareegay degaanno dhaca Koofurta Gobolka Mudug

Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay degaanno dhaca Koofurta Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta Galmudug ayaa saaka la wareegay deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug, sida sida ay sheegen Saraakiisha Ciidanka Xoogga. deegaanada ay ciidamada la wareegayn ayaa kala ah Dhagaxdheer iyo Dahar-Cali xayloow kuwaas oo dhammaan hoostaga magaalada Caad. Kadib Howlgallo xooggan maalmihii lasoo dhaafay ay wadeen Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa degaanka […]

- Advertisement -

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta Galmudug ayaa saaka la wareegay deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug, sida sida ay sheegen Saraakiisha Ciidanka Xoogga.

deegaanada ay ciidamada la wareegayn ayaa kala ah Dhagaxdheer iyo Dahar-Cali xayloow kuwaas oo dhammaan hoostaga magaalada Caad.

- Advertisement -

Kadib Howlgallo xooggan maalmihii lasoo dhaafay ay wadeen Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayay ku suurtagashay inay la wareegaan degaanadaasi cusub, kuwaasi oo horay dagaalamayaasha AL-Shabaab aya gacanta ugu hayeen.

Degaanada ay  saaka la wareegeen Ciidanka Xoogga ayaa dhaca Koonfurta Gobolka Mudug.

Saraakiisha Ciidamada oo la hadlay warbaahinta Qaran ayaa sheegay in wali uu socdo howlgalka islmarkaana ay Ciidamadu doonayaan inay gacanta ku dhigaan degaanno kale oo wali ku jira Gacanta dagaalamayaasha Al-shabaab.

Latest stories