HomeWararCiidanka Dowladda oo Howlgal Culus ka fuliyay Gobolka Sh.dhexe

Ciidanka Dowladda oo Howlgal Culus ka fuliyay Gobolka Sh.dhexe

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ciidamada Xoogga dalka iyo deegaanka oo maalmahaan ku jira howlgallo culus ayaa  la wareegay deegaanno cusub oo horay ay u joogeen dagaalamayaasha Al-Shabaab. Guutada 24-aad ee Khalid Binu-waliid ee Xoogga Dalka ayaa howlgallo lagu guuleytay ka fulisay deegaanada kala ah Gacal-ugaas iyo Murcudka oo hoos taga degmada Ruun-nirgood ee Shabeellada Dhexe ayaa Al-Shabaab laga saaray […]

- Advertisement -

Ciidamada Xoogga dalka iyo deegaanka oo maalmahaan ku jira howlgallo culus ayaa  la wareegay deegaanno cusub oo horay ay u joogeen dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Guutada 24-aad ee Khalid Binu-waliid ee Xoogga Dalka ayaa howlgallo lagu guuleytay ka fulisay deegaanada kala ah Gacal-ugaas iyo Murcudka oo hoos taga degmada Ruun-nirgood ee Shabeellada Dhexe ayaa Al-Shabaab laga saaray sida ay sheegeen saraakiisha Ciidanka Dowladda.

- Advertisement -

Howgalka inta uu socday ayay ciidanka ku qarxiyeen miinooyin ay Alshabaab ku aaseen waddooyin ka baxa degmada Ruun-nirgood iyo deegaannada hoos yimaado.

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Deegaanaka ayaa sheegay inay Burburiyeen Difaacyaddii Al-Shabaab ee degmooyinka Ceeldheer iyo Galcad,waxayna kaabiga u saran yihiin deegaanka Masagawaa, iyaga oo haatan ku sugan deegaanka Mareey suuleey, sida uu sheegay Taliyaha Xoogagga Deegaanka Gaashaanle sare Cabdulle Maxamuud Cabdi iyo Khaliif Cumar Macallim Nuur.

Latest stories