HomeWararGuddoomiyah Hay’adda SoDMA & xubno ka tirsan D.G oo hal Arrin isla...

Guddoomiyah Hay’adda SoDMA & xubno ka tirsan D.G oo hal Arrin isla qaatay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ku qaabilay Qaar kamid ah Wasiirada Wasaaraddaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee dowlad Goboledyada Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed. Shir gaar ah oo ay wada qateen Guddoomiyaha Hay’adda iyo Wasiiradaan ayeey uga wada hadleen sidii wadajir dadka sameenta ka […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA waxa uu ku qaabilay Qaar kamid ah Wasiirada Wasaaraddaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee dowlad Goboledyada Jubbaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed.

Shir gaar ah oo ay wada qateen Guddoomiyaha Hay’adda iyo Wasiiradaan ayeey uga wada hadleen sidii wadajir dadka sameenta ka soo gaartay daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada loogu gurman lahaa.

- Advertisement -

Sidoo kale mas’uuliyaan ayaa ayaa isla qaatay in raashinkii dowlada Ruushka dalka ugu deeqday si siman Dowladd Goboledyada dalka ka jira loo wada gaarsiiyo, bulshada tabaayalysana loo gaarsiiyo sidii loogu talagalay.

Wasiirada gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Galmudug Candiraxmaan Makaawi, Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush iyo jubbland Dr Abdiraxmaan Maxamed ayaa u mahadnaqay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, iyaga oo ku ammaanay sida ay go’antahay caawinta iyo u gargaarida bulshada tabaayalysan.

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa wada dadaalo ballaaran oo loogu gurmanayo dadkii ay saameeyen adka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada, kuwaasi oo kunool Gobolada dalka, waxaana la gaarsiiyay Gargaar.

Latest stories