HomeWararWaqtiga uu furmayo Tartanka K/Cagta G/Banaadir iyo Maamul Goboleedyada oo la shaaciyay

Waqtiga uu furmayo Tartanka K/Cagta G/Banaadir iyo Maamul Goboleedyada oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya iyo Xiriirka K/Cagta ayaa wadajir u shaaciyey waqtiga rasmiga ah ee la qaban doono tartanka K/Cagta Gobolka Banaadir iyo Maamul Goboleedyada 2023-ka. Sidoo kale waxaa kullankan lagu shaaciyey tirada kooxaha rasmiga ah ee tartanka ka qeyb galeysa, waxaana kullankan kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xildhibaan Maxamed Barre […]

- Advertisement -

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya iyo Xiriirka K/Cagta ayaa wadajir u shaaciyey waqtiga rasmiga ah ee la qaban doono tartanka K/Cagta Gobolka Banaadir iyo Maamul Goboleedyada 2023-ka.

Sidoo kale waxaa kullankan lagu shaaciyey tirada kooxaha rasmiga ah ee tartanka ka qeyb galeysa, waxaana kullankan kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud Gudoomiyaha Xiriirka Ser Kubbadda Cagta Mudane Cali Cabdi Maxamed ” Cali Shiino” iyo Gudoomiyaasha ciyaaraha maamul Goboleedyada.

- Advertisement -

Ugu horeyn ayaa waxaa kullanka lagu shaaciyey in tartanka Kubbadda Cagta Gobolka Banaadir iyo Maamul Goboleedyada si rasmi ah loo qabto 29-ka bishan oo ku beegan maalin jimco ah, waxaana tartanka lagu ciyaari doonaa Muqdisho.

Tartanka waxaa ka qeyb galaya kooxaha Gobolka Banaadir, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Jubbaland, waxaana sanadkaan tartanka ka qeyb galeynin Puntland, iyadoona laga reebay Maamulka SSC-Khaatumo.

Sidoo kale waxaa la kordhiyey tirada ciyaartooyda kooxaha oo markii hore ahayd 22 ciyaartooyda, sanadkan waxaa la dhigay 25 ciyaartooy.

Latest stories