HomeWararMW Xasan Sheekh oo Magaalada Kampala u tagay ka qeyb galka Munaasabad...

MW Xasan Sheekh oo Magaalada Kampala u tagay ka qeyb galka Munaasabad ka dhaceysa

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdiga la socday ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dalkaasi. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Kampala kaga qeyb galaya […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdiga la socday ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda dalkaasi.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Kampala kaga qeyb galaya munaasabad si rasmi ah loogu saxiixayo ka mid noqoshada Soomaaliya ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika.

Sidoo kale Xasn Sheekh ayaa inta uu ku sugan yahay Uganda waxa uu kulan la qaadan doonaa dhiggiisa Yoweri Museveni, isagoo kala hadli doona sii xoojinta xiriirta iyo iskaashiga labada dal.

Soomaaliya ayaa dhawaan si rasmi ah ugu biirtay Dalladda Bulshada Bariga Afrika, waxaana Munaasabadda ka dhaceysa Kampala ka qeyb galaya mas’uuliyiin ka socda Dalladda Bulshada Bariga Afrika.

Latest stories