HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Dagaal maleeshiyaad hubeysan ku dhexmaraya Sanaag

Faah faahin kasoo baxeysa Dagaal maleeshiyaad hubeysan ku dhexmaraya Sanaag

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo qeybo kamid ah Gobolka Sanaag ku dhexmaraya laba maleeshiyo beeleed hubeysan oo Gobolka wada-daga. Dagaalka oo dhinacyada isku adeegsanayaan hubka cul culus ayaa si gaar ah uga socda degaanka Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee galbeedka gobolka Sanaag. Khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh ayaa […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal xooggan oo qeybo kamid ah Gobolka Sanaag ku dhexmaraya laba maleeshiyo beeleed hubeysan oo Gobolka wada-daga.

Dagaalka oo dhinacyada isku adeegsanayaan hubka cul culus ayaa si gaar ah uga socda degaanka Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee galbeedka gobolka Sanaag.

- Advertisement -

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh ayaa lasoo weriyay inuu dhaliyay dagaalka maleeshiyo beeleedka dhexmaraya, kaasi oo bilowday waaberigii hore ee Maanta oo Jimco ah.

Colaadda beelaha ayaa sannadihii u danbeeyay ku soo noq-noqotay degaannada dhaca galbeedka gobolka Sanaag gaar ahaanna Ceel Afweyn iyo Dararweyne, inkasoo dhowr jeer oo horey lagu guuleystay in la xaliyo dhibaatooyinka keena dagaalka.

Latest stories