HomeWararXuutiyiinta Yemen oo gantaal ku dhuftay Markab ganacsi

Xuutiyiinta Yemen oo gantaal ku dhuftay Markab ganacsi

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in markab ganacsi uu haleelay gantaal nooca loo yaqaano cruise-ka oo laga soo riday dhanka Yemen, gaarahaan dhulka ay maamulaan fallaagada Xuutiyiinta ee ay taageerto dowladda Iran. Wararka ayaa sheegaya in markabka laga leeyahay dalka Norway. Mareykanka ayaa sheegay in weerarkaan oo dhacay Isniintii uu sababy dab ka […]

- Advertisement -

Taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in markab ganacsi uu haleelay gantaal nooca loo yaqaano cruise-ka oo laga soo riday dhanka Yemen, gaarahaan dhulka ay maamulaan fallaagada Xuutiyiinta ee ay taageerto dowladda Iran.

Wararka ayaa sheegaya in markabka laga leeyahay dalka Norway.

- Advertisement -

Mareykanka ayaa sheegay in weerarkaan oo dhacay Isniintii uu sababy dab ka kacay markabka Strinda, xilli uu marayey marinka Bab-el-Mandeb ee isku xira Badda Cas iyo gacanka Cadmeed. Ma jiro wax khasaare ah oo ka dhashay weerarka sida la wariyay. Mareykanka ayaana gargaar u fidiyay marka gantaalka lagu dhuftay.

Dhinaca kale, hay’ad British ah oo qaabilsan badaha ayaa sheegtay inay heshay warbixin ku saabsan markab lagu amray inuu baddalo jikii uu mari lahaa balse lama faahfaahin.

 

Latest stories