HomeWararXaalad cakiran oo ka taagan Khan Yunis koonfurta Qasa

Xaalad cakiran oo ka taagan Khan Yunis koonfurta Qasa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

ka imaanaya koonfurta Qasa ayaa sheegaya in taangiyada Israa’iil ay galayaan magaalada halkaas oo maalmahaan duqeymo iyo dagaallo ay ka socdeen. Arrintaan ayaa xaalad cakirnaan ah sii galineysa Khan Yuunis oo ah meel markii hore ay isugu tageen dadka ka soo barakacay qaybaha kale ee Qasa. Dadka halkaa ku dhaqan ayaa wajahaya dhibaatooyin isugu jira […]

- Advertisement -

ka imaanaya koonfurta Qasa ayaa sheegaya in taangiyada Israa’iil ay galayaan magaalada halkaas oo maalmahaan duqeymo iyo dagaallo ay ka socdeen.

Arrintaan ayaa xaalad cakirnaan ah sii galineysa Khan Yuunis oo ah meel markii hore ay isugu tageen dadka ka soo barakacay qaybaha kale ee Qasa.

- Advertisement -

Dadka halkaa ku dhaqan ayaa wajahaya dhibaatooyin isugu jira cunto la’aan biyo la’aan iyo hoy la’aan, iyadoo sidoo kale ay ku socdaan duqeymo aan kala joogsi laheyn.

Waqooyiga Qasa ayaa waxaa sidoo kale ka socda duqeymaha ay gaysanayaan diyaaradaha Israa’iil iyadoo xaalad isku mid ah ay ka jirto koonfurta iyo waqooyigaba.

Latest stories