HomeWararTaliyaha cusub ee guutada 15-aad ee Xoogga dalka oo Xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee guutada 15-aad ee Xoogga dalka oo Xilka la wareegay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Saraakiil ka tirsan Taliska qeybta 21-aad  ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka ayaa degmada Guricel ee gobolka Galgaduud uga qayb galey munaasabad uu xilka kula wareegayey taliyaha cusub ee guutada 15-aad Col. Maxamuud Yaasiin oo xafiiska uu maanta ku wareejiyey taliyihii ka horeeyay G/le Fitaax Haruuse. Xil-wareejinta oo ay  goobjoog ka ahaayeen saraakiil kale duwan oo […]

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Taliska qeybta 21-aad  ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka ayaa degmada Guricel ee gobolka Galgaduud uga qayb galey munaasabad uu xilka kula wareegayey taliyaha cusub ee guutada 15-aad Col. Maxamuud Yaasiin oo xafiiska uu maanta ku wareejiyey taliyihii ka horeeyay G/le Fitaax Haruuse.

Xil-wareejinta oo ay  goobjoog ka ahaayeen saraakiil kale duwan oo uu kamid yahay taliyaha Ururka taliska qaybta 21aad Col. Cilmi Ciise Maxamed ayaa lagu amaaney labada sarkaal ee is badashey shaqsiyadooda, iyo sida looga fadhiyo taliyaha cusub in uu halkii kasii wado howsha socota ee xoreynta dalka.

- Advertisement -

Taliyaha cusub ee guutada 15-aad Col. Maxamuud Yaasiin ayaa balan qadaay in uu sii wadayo howlaha shaqo ee guutada, gaar ahaan xoreynta dalka iyo doorka derder gelinta dhameystirka wajiga koowaad ee xoreynta deegaanada Galmudug.

Latest stories