HomeWararHeshiiska Galmudug iyo Shirkadda Maalgashiga Dekadda Hobyo oo la Ansixiyay

Heshiiska Galmudug iyo Shirkadda Maalgashiga Dekadda Hobyo oo la Ansixiyay

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada kana dhacay degmada Hobyo. Ugu horreyn shirka ayaa waxaa warbixin ku saabsan amniga deegaannada Galmudug looga dhageystay wasiirka wasaaradda amniga. Sidoo kale ; kulanka waxaa warbixin ku saabsan hishiiska Dowladda Galmudug iyo Shirkadda Maalgashiga Dekadda Hobyo laga dhageystay Wasiirka Dekadaha. Kaddib dood dheer […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada kana dhacay degmada Hobyo.

Ugu horreyn shirka ayaa waxaa warbixin ku saabsan amniga deegaannada Galmudug looga dhageystay wasiirka wasaaradda amniga.

- Advertisement -

Sidoo kale ; kulanka waxaa warbixin ku saabsan hishiiska Dowladda Galmudug iyo Shirkadda Maalgashiga Dekadda Hobyo laga dhageystay Wasiirka Dekadaha. Kaddib dood dheer golaha ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hishiiskaas.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa sharci muhiim ah loogu ansixiyay Wasaraadda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Galmudug.

Latest stories