HomeWararBooliska Puntland oo gacanta ku dhigay Eedaysane la Sheegay inuu Gaari dhacay

Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Eedaysane la Sheegay inuu Gaari dhacay

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Ciidanka Booliska Puntland ayaa gacanta ku dhigay  eedaysane la sheegay inuu magaalada Garowe ka dhacay gaari nooca loo yaqaan Laylo Calaawida. Howlgal ay sameeyeen Ciidanka Booliska Puntland ayay ku guulaysteen Inay gacanta ku dhigaan eedaysane Jaamac Aadam oo 25 November 2023 ka dhacay magaalada Garowe gaari, sida ay Boolisku ku sheegeen qoraal ay soo saaraan. […]

- Advertisement -

Ciidanka Booliska Puntland ayaa gacanta ku dhigay  eedaysane la sheegay inuu magaalada Garowe ka dhacay gaari nooca loo yaqaan Laylo Calaawida.

Howlgal ay sameeyeen Ciidanka Booliska Puntland ayay ku guulaysteen Inay gacanta ku dhigaan eedaysane Jaamac Aadam oo 25 November 2023 ka dhacay magaalada Garowe gaari, sida ay Boolisku ku sheegeen qoraal ay soo saaraan.

- Advertisement -

“Ciidanka Booliska Puntland oo gudanaya waajibaadka  ka saaran badbaadinta Nafta iyo Hantodooda ayaa ku guulaystay Inay gacanta ku dhigaan eedaysane Jaamac Aadam oo 25 November 2023 ka dhacay magaalada Garowe gaari nooca loo yaqaan Laylo.Ciidanka Booliska oo markiiba bilaabay howlgal lagu sooqabanayo gaariga iyo eedaysanahii dhacay iyagoo gacanta ku soodhigay Waxaana la horgeyndoonaa Maxkamadda awooda u leh” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Booliska Mamaulka Puntalnd

 

 

- Advertisement -

 

Latest stories