HomeWarar4 Ruux oo ku eedaysan dilka Wiilal Walaalo ah oo Gacanta lagu...

4 Ruux oo ku eedaysan dilka Wiilal Walaalo ah oo Gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa goordhaweyd gacanta ku dhigay 4 eedeysane oo la sheegay in ddhawaan ay Gobolka Galgaduud ku dileen Labo Wiil oo wlaaalo ah oo midi dhaqtar ahaa, kan kalena uu Macalin dugsi ahaa. Eedaysanayaasha Maanta gacanta lagu dhigay ayaa muddo 24 saacadood ah ku dhuumalaysanaayay qaybo ka mid ah Gobolka Galgaduud, waxaana goordhweyd […]

- Advertisement -

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa goordhaweyd gacanta ku dhigay 4 eedeysane oo la sheegay in ddhawaan ay Gobolka Galgaduud ku dileen Labo Wiil oo wlaaalo ah oo midi dhaqtar ahaa, kan kalena uu Macalin dugsi ahaa.

Eedaysanayaasha Maanta gacanta lagu dhigay ayaa muddo 24 saacadood ah ku dhuumalaysanaayay qaybo ka mid ah Gobolka Galgaduud, waxaana goordhweyd lagu qabtay degaanka cabdalle o oak tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe.

- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyay ee aan helnay ayaa sheegaya in eedeysanayaasha ay doonayeen inay Magaalada Muqdisho u soo baxsadaan, balse xogtooda ayaa waxaa helay Ciidanka NISA, kuwaasi oo la wadaagay hay’adaha kala duwan ee dowladda.

Magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud ayaa la filayaa in lagu maxkamadeeyo eedaysanaayasha haattan gacanta lagu hayo.

Aabbaha dhalay Wiilasha la dilay, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu caddaalad u baahan yahay, wiilashiisana si xaq-darro ah loo dilay.

Latest stories