HomeWararWeerar ka dhacay caasimadda Sudan ee Khartuum oo dad ku dhinteen

Weerar ka dhacay caasimadda Sudan ee Khartuum oo dad ku dhinteen

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Labo qof ayaa ku dhintay todobo kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ula kac ah oo lagu qaaday kolonyo gawaari ah sidday gargaar kuna sugnaa caasimadda Suudaan ee Khartoum, sida ay sheegtay Laanqeyrta Cas. Baabuurta la weeraray ayaa la sheegay la sheegay in ay lahaayeen “calaamadda hay’adda Laanqayrta Cas” waxaana la doonayay in lagu daad […]

- Advertisement -

Labo qof ayaa ku dhintay todobo kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ula kac ah oo lagu qaaday kolonyo gawaari ah sidday gargaar kuna sugnaa caasimadda Suudaan ee Khartoum, sida ay sheegtay Laanqeyrta Cas.

Baabuurta la weeraray ayaa la sheegay la sheegay in ay lahaayeen “calaamadda hay’adda Laanqayrta Cas” waxaana la doonayay in lagu daad gureeyo in ka badan boqol qof oo rayid ah.

- Advertisement -

Labo ka mid ah shaqaalaha ICRC ayaa lagu dilay weerarka waxaana ku dhaawacmay toddobo kale.

ICRC waxay sheegtay in ciidamada iyo maleeshiyada RSF ay xaqiijiyeen ammaanka shaqaalahooda iyagoo boqolaal rayid ah u daabulay meelo nabdoon balse la weeraray.

Arintan ayaa timid kadib markii madaxda gobolka ay sheegeen in madaxda ciidamada Sudan iyo ciidamada gaarka ah ee RSF ay isku afgarteen in la qabto wadahadal nabadeed, laguna soo afjaro dagaalka ay ku dhinteen kumanaanka qof, lix milyan oo qofna ay ku guryo beeleen.

Latest stories