HomeWararBooliska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay Haween Muuqaal ka duubay Wiil Dhalinyaro...

Booliska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay Haween Muuqaal ka duubay Wiil Dhalinyaro ah

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Taliska Ciidanka Booliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay 3 Haween ah, oo dhawaan kasoo muuqday Baraha Bulshada iyagoo dhibaataynaya Muwaadin Soomaaliyeed. Saacadiihii ugu dambeeyay ayuu Muuqaalkoodu ku baahay Baraha Bulshada, waxaana ay jir-dil ku sameynayeen Muwaadin Soomaaliyeed oo la sheegay inuu u soo Shukaansi tagay mid ka mid ah Hablaha lasoo qabtay. Ciidanka […]

- Advertisement -

Taliska Ciidanka Booliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay 3 Haween ah, oo dhawaan kasoo muuqday Baraha Bulshada iyagoo dhibaataynaya Muwaadin Soomaaliyeed.

Saacadiihii ugu dambeeyay ayuu Muuqaalkoodu ku baahay Baraha Bulshada, waxaana ay jir-dil ku sameynayeen Muwaadin Soomaaliyeed oo la sheegay inuu u soo Shukaansi tagay mid ka mid ah Hablaha lasoo qabtay.

- Advertisement -

Ciidanka Boliisa Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska degmada Waabari, ayaa haatan gacanta ku haya Haweenkaasi jir dilka u geestay, wiilka dhalinyarada ah.

“Ciidanka Boliisa Soomaaliyeed gaar ahaan Saldhigga Boliiska Waabari, ayaa gacanta ku soo dhigay Haween jir dil u geestay, Muwaadin Soomaaliyeed, waxaana socota baarista Boliska. Waxaana la horgeyndoonaa Maxkamadda awooda u leh” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Booliska.

 

- Advertisement -

 

Latest stories