HomeWararMaxkamadda Dastuuriga ah oo burisay Go’aankii muddo kororsiga Baarlamaanka

Maxkamadda Dastuuriga ah oo burisay Go’aankii muddo kororsiga Baarlamaanka

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Maxkamada Dastuuriga ah ee dowlad Goboleedka Puntland oo burisay  Go’aankii  maalmo kahor Golaha wakiillada Maamulkaasi Puntland ay muddo kordhinta halka sanno aheyd ugu sameysteen. Go’aan rasmi ah oo ka soo baxay maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland ayay ku laashay mudda kororsiga Baarlamanku samaystay, sida aan ka xaqiijinay xubno sare oo ka tirsan maxkamadda. Maxkamada Dastuuriga […]

- Advertisement -

Maxkamada Dastuuriga ah ee dowlad Goboleedka Puntland oo burisay  Go’aankii  maalmo kahor Golaha wakiillada Maamulkaasi Puntland ay muddo kordhinta halka sanno aheyd ugu sameysteen.

Go’aan rasmi ah oo ka soo baxay maxkamadda dastuuriga ah ee Puntland ayay ku laashay mudda kororsiga Baarlamanku samaystay, sida aan ka xaqiijinay xubno sare oo ka tirsan maxkamadda.

- Advertisement -

Maxkamada Dastuuriga ah ayaa sheegtay in si toos ah loo aado doorashada Baarlamanka iyo Madaxtooyada, inkastoo aysan Maxkamaddu sheegin inay kala dirin Baarlamanka Maamulkaasi.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa maxkamadda sare u jeediyay codsi ku aaddan in lakala diro baarlamaanka Puntland, kuwaas oo maalmo ka hor muddo kororsi sannad ah sameystay.

Latest stories