HomeWararXildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2024

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2024

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 4-aad ee Labada Golle ee BJFS Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshiroow, ayaa shir guddoominaya kulanka wadajirka ah ee labada aqal oo ajandihiisu yahay warbixinta Akhrinta 2-aad iyo Akhrinta 3-aad ee xeerka Qoondada Miisaaniyadda […]

- Advertisement -

Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 4-aad ee Labada Golle ee BJFS Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshiroow, ayaa shir guddoominaya kulanka wadajirka ah ee labada aqal oo ajandihiisu yahay warbixinta Akhrinta 2-aad iyo Akhrinta 3-aad ee xeerka Qoondada Miisaaniyadda 2024.

Xildhibaanada labada golle ee BJFS ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xeerka Qoondada Miisaaniyadda 2024. Waxaa ogolaaday 186 Xildhibaan, waxaa diiday 3 Xildhibaan, wax ka aamusay ma jirin sida uu ku dhawaaqay natiijada codeynta guddoomiye Cabdi Xaashi.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumada Federaalka Somaaliya Xildhibaan Biixi Iimaan Cige ayaa Xildhibaanada labada golle kaga mahad celiyay ansixinta iyo talooyinkooda wanaagsan oo ay ku biiriyeen Miisaaniyadda 2024.

Latest stories