HomeWararMW Xasan oo taageerada howlgalka AS kala hadlay Khubaro Milatari iyo saraakiil...

MW Xasan oo taageerada howlgalka AS kala hadlay Khubaro Milatari iyo saraakiil sarsare

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Dalka ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga. Kulankan oo uu qeyb ka ahaa Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Ibrahim M.Yagli,waxaa kulankaasi looga hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ,gaar ahaan ahmiyadda taageerada Turkiga ee howlgalka xoreynta iyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Dalka ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga.

Kulankan oo uu qeyb ka ahaa Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Ibrahim M.Yagli,waxaa kulankaasi looga hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ,gaar ahaan ahmiyadda taageerada Turkiga ee howlgalka xoreynta iyo qorshaha tababarrada Ciidamada Soomaaliyeed ee ay bixiyaan khubarada milatariga Turkiga ah.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay kulankii qaabilaadda saraakiishaasi iyo madaxda kale ayaa ka mahadceliyey doorka Turkiga eeay ka qaadanayaan dib u dhiska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaiyeed iyo dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

Dowladda Turkiga ayaa kamid ah dowladdaha Soomaaliya siiya taageero dhinacyo kala duwan ah, isla markaana waxaa dalkaasi tababar kusoo qaatay kummanaan Askari oo kamid ah ciidamada dowladda Soomaaliya.

Latest stories