HomeWararWafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Itoobiya + Ujeedka

Wafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Itoobiya + Ujeedka

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia. Wasiirka oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda Dalka Ethiopia, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Ethiopia. Wasiir Cabduqaadir Maxamed […]

- Advertisement -

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia.

Wasiirka oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda Dalka Ethiopia, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Ethiopia.

- Advertisement -

Wasiir Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa dhiggiisa Itoobiya kala hadli doona arrimo dhowr ah oo qeyb ka yihiin sii xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, arrimaha iskaashiga ciidamada.

Wafdiga Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Madaxda katirsan dowladda Ethiopia iyo safaaradda Soomaaliya ee dalkaas.

Latest stories