HomeWararUgu yaraan 85 qof oo ku dhintay duqeyn diyaarad oo ka dhacday...

Ugu yaraan 85 qof oo ku dhintay duqeyn diyaarad oo ka dhacday gobolka Kaduna

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Ugu yaraan 85 qof ayaa ku dhintay duqeyn diyaarad oo ka dhacday gobolka Kaduna ee waqooyi galbeed dalka Nigeria, halkaas oo ay ku cibaadeyysanayeen dad muslimiin ah, sida laga soo xigtay waaxda gurmadka deg degga ee dalkaas. Dadka rayidka ah waxay ku dhinteen ‘bam lagu soo qalday’, ayuu yiri madaxaweyne Bola Tinubu isagoo aan bixin […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 85 qof ayaa ku dhintay duqeyn diyaarad oo ka dhacday gobolka Kaduna ee waqooyi galbeed dalka Nigeria, halkaas oo ay ku cibaadeyysanayeen dad muslimiin ah, sida laga soo xigtay waaxda gurmadka deg degga ee dalkaas.

Dadka rayidka ah waxay ku dhinteen ‘bam lagu soo qalday’, ayuu yiri madaxaweyne Bola Tinubu isagoo aan bixin xogta tirada dadka ku dhintay weerarkaas.

- Advertisement -

Duqeynta diyaaradda ayaa la sheegay in lagu ‘bartilmaameedsanayay urur argagaxiso ah iyo burcadda hubeysan’.

Mas’uuliyiinta dalkaas ayaa sheegay in in ka badan 60 qof loola cararay isbitaalka si halkaas loogu dabiibo.

Dhacdadan ayaa dhacday Axaddii. Barasaabka gobolkaas ayaa ku baaqay baritaan

Latest stories