HomeWararSoomaaliya Oo Ku Biirtay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed ee Adduunka.

Soomaaliya Oo Ku Biirtay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed ee Adduunka.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Dowladda Soomaaliya oo ku biirtay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed ee Adduunka ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyay ku biiritaanka guddigaan oo ka kooban lix xubnood. Kamid noqoshada guddiga ayaa lagu sheegay munaasabad Wasiirka Deegaanka iyo isbedelka Cimilada XFS Marwo Khadiija Mohamed Makhzumi ay kaga qeyb gashay Iimaaraatka Carabka Shir looga hadlaayay Isbadalka Ciilada iyo […]

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya oo ku biirtay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed ee Adduunka ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyay ku biiritaanka guddigaan oo ka kooban lix xubnood.

Kamid noqoshada guddiga ayaa lagu sheegay munaasabad Wasiirka Deegaanka iyo isbedelka Cimilada XFS Marwo Khadiija Mohamed Makhzumi ay kaga qeyb gashay Iimaaraatka Carabka Shir looga hadlaayay Isbadalka Ciilada iyo caqabadaha xiligaan ka jira dalka ee ku aadan helida dhaqaalaha cimilada.

- Advertisement -

Wasiiradda ayaa waxay iftiimisay caqabadaha adag ee ay Soomaaliya kala kulanto helista dhaqaale ku filan Cimilada, waxa ayna la wadaagtay qorshayaasha hiigsiga leh qaranka ee ku wajahan tijaabooyinka isbedel doonka ah.

Hawl-wadeennada Maaliyadda Cimilada, oo ay Soomaaliya ku jirto, waxay diyaar u yihiin inay sameeyaan tallaabooyin wadajir ah oo dib loogu qaabeynayo muuqaalka Maaliyadda cimilada adduunka.

Wadashaqeyntan waxay ujeedadeedu tahay in la jebiyo caqabadaha, in la kobciyp hal-abuurnimada, iyo in la sameeyo xalal wax-qabad leh oo Wadamada wajahaya caqabadaha Cimilada u noqda samatabixin.

Latest stories