HomeWararCiidanka Xoogga oo fuliyay Howlgal lagu dilay Xubin sare oo A-Shabaab ah

Ciidanka Xoogga oo fuliyay Howlgal lagu dilay Xubin sare oo A-Shabaab ah

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyay deegaano ka tirsan gobalka Bay waxaa ay sheegeen inay dileen xubin sare oo ka tisan dagaalamaayasha Al-Shabaab, kaasi oo u u qaablisanaa gobalada Baay, Bakool iyo Gedo. Ururka 47-aad Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka ayaa fuliyay Howlgalka, waxaana uu si gaar ah […]

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyay deegaano ka tirsan gobalka Bay waxaa ay sheegeen inay dileen xubin sare oo ka tisan dagaalamaayasha Al-Shabaab, kaasi oo u u qaablisanaa gobalada Baay, Bakool iyo Gedo.

Ururka 47-aad Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka ayaa fuliyay Howlgalka, waxaana uu si gaar ah uu howlgalkani uga dhacay nawaaxiga degaanada  Mooda-moode, iyo  Daynuunaay  gobolka Baay.

- Advertisement -

Taliyaha Ururka 47-aad guutada 8-aad qeybta 60-aad Xds X/le Axmed Maxamed Nuur (Axmed Nuur Dhegeey) ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalka ay ku dileen xubin sare oo lagu magacaaabi jiray Xuseen Caddoow Jilib-gaab oo Al-shabaab u qaabilsanaa lagacaha dadka laga qaado ee gobolada Baay, Bakool, iyo Gedo.

Latest stories