HomeWararCali Jeyte oo Boqolaal Macawisley ah kula hadlay Magaalada Halgan

Cali Jeyte oo Boqolaal Macawisley ah kula hadlay Magaalada Halgan

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Macawisleyda Cali Jeyte Cismaan ayaa Magaalada Halgan ee gobolka Hiiraan kula hadlay boqolaal Macwiisley ah kuwaas oo loo diyaariyey inay qeyb ka noqdaan dagaalada ka dhanka ah dagaalamaayasha AL-Shaabab ee  deegaannada ka tirsan gobolka Hiiraan. Cali Jeyte ayaa la dardaarmay macawisleyda uu la hadlay inay u diyaar garoobaan howlgalka, […]

- Advertisement -

Ergayga Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Macawisleyda Cali Jeyte Cismaan ayaa Magaalada Halgan ee gobolka Hiiraan kula hadlay boqolaal Macwiisley ah kuwaas oo loo diyaariyey inay qeyb ka noqdaan dagaalada ka dhanka ah dagaalamaayasha AL-Shaabab ee  deegaannada ka tirsan gobolka Hiiraan.

Cali Jeyte ayaa la dardaarmay macawisleyda uu la hadlay inay u diyaar garoobaan howlgalka, isla markaana laga doonayo reer Hiiraan in ay u midoobaan in gobolkaas uu xor ka noqdo AlShabaab.

- Advertisement -

Howlgal dhawaan ciidanka xoogga dalka iyo saaxiibada caalamku ka sameeyeen duleedka Halgan ayaa lagu dilay in ka Badan 60 dagaalame, kuwaas oo xogtooda la helay iyaga oo isku aruursanaya deegaan hoos taga Magaaladaas.

Latest stories