HomeWararWasiirka Caafimaadka oo khudbad ka jeediyey Shirka Madaxda Wasiirada Caafimadka Urur Goboleedka...

Wasiirka Caafimaadka oo khudbad ka jeediyey Shirka Madaxda Wasiirada Caafimadka Urur Goboleedka Afrika

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xumuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeybgalay kulan duceed gaar ah oo looga hadlayey Hanaanka tamarta cadceeda ee Caafimaadka kaasoo ay soo qabanqaabisay Hey’adda Caafimaadka Adduunka islamarkaana ay kasoo qeybgaleen Wasiiro , Deeq bixiyaal iyo Agaasimaha Guud ee Hey’adda Caafimaadka Adduunka. Wasiir ka Wasaaradda Caafimaadka iyo […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xumuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeybgalay kulan duceed gaar ah oo looga hadlayey Hanaanka tamarta cadceeda ee Caafimaadka kaasoo ay soo qabanqaabisay Hey’adda Caafimaadka Adduunka islamarkaana ay kasoo qeybgaleen Wasiiro , Deeq bixiyaal iyo Agaasimaha Guud ee Hey’adda Caafimaadka Adduunka.

Wasiir ka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dood kala qeybgalay, Wasiiradda Caafimaadka iyo Maaliyadda  ee Wadanka Netherland, Agaasimaha Isbadalka Cimiladda ee Hey’adda u Qaabilsan Mareynka Kaalmadda  (USAID) iyo Agaasimaha Guud ee Hey’adda Caafimadka Adduunka Dr. Tedros.

- Advertisement -

Waxa uu Wasiirka Caafimaadka ka sheegay dooda ahmiyadda ay Soomaaliya u lee dahay xoojinta xarumaha Caafimaadka  ee ku shaqeeya  tamarta  cadceeda ( Solar Energency System)  iyadoo  uu sidoo kale carabka ku adkeeyye  xoojinta nidaamka Caafimaadka ee la xriira hanaanka togan ee ay ku yeelatay Isbadalka Cimiladda.

Wasiirka Wasaaradda iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku soo gunaanaday doodiisa in ay muhiim u tahay Soomaaliya helitaanka maalgelinta dhameystiran oo la xiriirta arrimaha isbadalka saameynta uu ku yeeshay Caafimaadka.

Latest stories