HomeWararIsraa'iil oo bilowday howlgalka dhulka ah ee koonfurta Qasa

Israa’iil oo bilowday howlgalka dhulka ah ee koonfurta Qasa

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Madaxa militariga Israa’iil ayaa sheegay in howlgalkooda dhulka uu ka bilowday koonfurta Qasa,kadib markii ay meesha ka baxday xabad joojin socotay muddo todobaad ah. General Herzi Halevi ayaa u sheegay ciidamada ku sugan koonfurta Israa’iil in howlgalku aanu noqon doonin mid ka awood yar marka la barbar dhigo kan ka socda dhulka go’doonsan ee waqooyiga. […]

- Advertisement -

Madaxa militariga Israa’iil ayaa sheegay in howlgalkooda dhulka uu ka bilowday koonfurta Qasa,kadib markii ay meesha ka baxday xabad joojin socotay muddo todobaad ah.

General Herzi Halevi ayaa u sheegay ciidamada ku sugan koonfurta Israa’iil in howlgalku aanu noqon doonin mid ka awood yar marka la barbar dhigo kan ka socda dhulka go’doonsan ee waqooyiga.

- Advertisement -

Duqeymaha Israa’iil ay ku hayso Khan Yuunis iyo Rafax ee koonfurta ayaa sida muuqata la mid ah kuwii xerada qaxootiga ee Jabaliya ee waqooyiga oo aad u xooganaa.

Ciidamada Isr’aaiil ayaa sheegay in halkaa ay kula dagaallamayaan kooxda Xamaas, hase yeeshee dadka rayidka ah ayaa laga cabsi qabaa in khatar weyn ay ka soo gaari karto duqeymaha iyo dagaallada halkaa ka socda.

Latest stories