HomeWararGuddoomiye ku-xigeenkii Bulshada KGS ee gobolka Bari oo lagu dilay Boosaaso

Guddoomiye ku-xigeenkii Bulshada KGS ee gobolka Bari oo lagu dilay Boosaaso

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Nin ganacsade ah oo Saaka Aroortii hore lagu dilay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland. Wararka nasoo gaaraya ayaa sheegaya in Ibraahim C/raxmaan Cabdi oo kamid ahaa ganacsatada caanka ah ee kasoo jeeda deeganada Koonfur Galbeed  lagu dilay saaka Magaalada Boosaso. Marxuumka ayaa la dilay isagoo kasoo […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Nin ganacsade ah oo Saaka Aroortii hore lagu dilay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland.

Wararka nasoo gaaraya ayaa sheegaya in Ibraahim C/raxmaan Cabdi oo kamid ahaa ganacsatada caanka ah ee kasoo jeeda deeganada Koonfur Galbeed  lagu dilay saaka Magaalada Boosaso.

- Advertisement -

Marxuumka ayaa la dilay isagoo kasoo baxaya Masaajid ku yaalla Boosaaso, waxaana sidoo kale uu ahaa  Guddoomiye ku-xigeenkii Bulshada Koonfurgalbeed ee gobolka Bari.

Dableydii dilka gaysatay ayaa goobta isaga baxsaday, waxaana goobta uu dilku ka dhacay gaaray Ciidamada ammaanka, kuwasi oo howgallo sameeyay, inkastoo aysan jirin cid la sheegay in loo soo qabtay dilka Marxuumka.

Dilalka loo gaysanayo dadka kasoo jeeda degaannada ka baxsan Puntland ayaa maalmihii dambe kusoo badanaya Puntland, waxaana Jimcihii lasoo dhaafayna gurigiisa lagu dhexdilay Khadar Cabdi Cali oo ahaa Guddoomiyaha dhalinyarada Soomaali Galbeed ee Puntland.

- Advertisement -

.

Latest stories