HomeWararCiidamada Macawisleyda oo la wareegay degaannk ka tirsan Gobolka Galgaduud

Ciidamada Macawisleyda oo la wareegay degaannk ka tirsan Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Ciidamada macwisleeyda Degmada gadoon ee Gobolka Galgaduud ayaa howlgallo qorsheysanw axaa saacadihii lasoo dhaafay ay ka sameeyeen degaanno dhowr ah ood haca Gobolkaas. Ciidamada oo gacan ka helaya dadka degaanka ayaa waxaa howlgalladaasi kasameyeen Degaano Hoos yimada Degmada gadoon Ee gobalka Galgaduud’ ciidamada Ayaa gaaray degaano badan oo isla gobolkaasi ka tirsan. Hawlgalka oo uu […]

- Advertisement -

Ciidamada macwisleeyda Degmada gadoon ee Gobolka Galgaduud ayaa howlgallo qorsheysanw axaa saacadihii lasoo dhaafay ay ka sameeyeen degaanno dhowr ah ood haca Gobolkaas.

Ciidamada oo gacan ka helaya dadka degaanka ayaa waxaa howlgalladaasi kasameyeen Degaano Hoos yimada Degmada gadoon Ee gobalka Galgaduud’ ciidamada Ayaa gaaray degaano badan oo isla gobolkaasi ka tirsan.

- Advertisement -

Hawlgalka oo uu Hugaaminayay Taliyaha ciidamada macwisleyda Degaanak gadoon dhame Nuur Deeq Ali  kana tirsan Saraakiisha haya’adda Nisa.

Sidookale waxaa Qeeb ka hay hoolgalka masuuliyiin kale oo oo katirsan ciidamada Dowladda  oo ay ku jiraan Saraakiisha ciidamada Booliska Dowladda Galmudug’agaasimaha waaxda fidinta howlaha maaliyadda iyo masuuliyiin kale.

Latest stories