HomeWararAgaasimaha NISA oo War kasoo saaray qaadista Cunaqabataynta Hubka

Agaasimaha NISA oo War kasoo saaray qaadista Cunaqabataynta Hubka

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Mahad Mohamed Salaad ayaa Soo dhaweeyay go’aanka Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ay kaga qaadeen dalkeena Cunaqabataynta Hubka oo muddo dheer saarnayd. War-saxaafadeed uu soo saaray Agaasime Mahad Salaad ayuu ku sheegay in Go’aanka looga qaaday Soomaaliya Cunaqabataynta Hubka uu kusoo aaday waqti muhiim ah, isla markaana dowladda […]

- Advertisement -

Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Mahad Mohamed Salaad ayaa Soo dhaweeyay go’aanka Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ay kaga qaadeen dalkeena Cunaqabataynta Hubka oo muddo dheer saarnayd.

War-saxaafadeed uu soo saaray Agaasime Mahad Salaad ayuu ku sheegay in Go’aanka looga qaaday Soomaaliya Cunaqabataynta Hubka uu kusoo aaday waqti muhiim ah, isla markaana dowladda Federaalka ay dagaal kula jirto dagaalamayaasha Al-Shabaab.

- Advertisement -

Sidoo kale Agaasime Mahad Salaad ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda iyo mas’uuliyiinta kale ee dowladda uga mahadceliyay kaalinta ay ka qaateen guusha la gaaray.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa xalay dalka Soomaaliya ka qaaday Cunaqabataynta Hubka ee saarneyd mudada badan, waxaana Cunaqabataynta Hubka dalka la saaray  sanadkii 1992-dii, xilligaas uu dalka kusoo qul-qulayay hub sharci darro ahaa.

Latest stories