HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Taliye cusub u magacaabay Ciidamada Badda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Taliye cusub u magacaabay Ciidamada Badda

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Taliyaha cusub ee ciidamada Badda iyo Difaaca xeebaha Soomaaliya, isagoo xilka qaadisna ku sameeyay taliyihii hore ee ciidanka Badda Soomaaliya. Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Xasan ayaa waxaa Admiral, Cabdi Warsame Cismaan loogu magacaabay Taliyaha cusub ee ciidamada Badda, waxa uuna bedelayaa Taliyihii hore ee xilkaasi […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Taliyaha cusub ee ciidamada Badda iyo Difaaca xeebaha Soomaaliya, isagoo xilka qaadisna ku sameeyay taliyihii hore ee ciidanka Badda Soomaaliya.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweyne Xasan ayaa waxaa Admiral, Cabdi Warsame Cismaan loogu magacaabay Taliyaha cusub ee ciidamada Badda, waxa uuna bedelayaa Taliyihii hore ee xilkaasi haayay Gaashaanle Sare Mubaarak Cabdiqani Muuse.

- Advertisement -

Taliyaha la magacaabay ayaa soo ahaa sareeye waqti badan ka soo shaqaynayay qaybaha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed , wuxuuna soo noqday Taliye xigeenka ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sanad kahor xilka Taliyaha ciidanka Badda u magacaabay Gaashaanle Sare Mubaarak Cabdiqani Muuse, balse haatan uu xilka qaadis ku sameeyay.

Magacaabista taliyaha cusub ee ciidanka Badda ayaa kusoo aadeysa xilli dowladda Soomaaliya ay wado dedaalo lagu xoojinayo ciidamada Badda iyo ilaalada Xeebaha Soomaaliya, kuwaa oo dhismhaooda muhiim u yahya Qaranka.

Latest stories