HomeWararHay’adda Duulista Rayidka oo Amar cusub dul-dhigtay Shirkadaha Diyaaradaha

Hay’adda Duulista Rayidka oo Amar cusub dul-dhigtay Shirkadaha Diyaaradaha

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Bayaan ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa shirkadaha ka shaqeeyo la dul dhigay amar ku saabsan xilliga Rakaabka diyaaradaha lagu soo xareenaya Garoonka Aadan Cadde oo ay Hay’addu sheegtay in maalmihii la soo dhaafay ay dacwo ka timid. Warka ka soo baxay Hay’adda ayaa lagu yiri, “Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) waxaa […]

- Advertisement -

Bayaan ka soo baxay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa shirkadaha ka shaqeeyo la dul dhigay amar ku saabsan xilliga Rakaabka diyaaradaha lagu soo xareenaya Garoonka Aadan Cadde oo ay Hay’addu sheegtay in maalmihii la soo dhaafay ay dacwo ka timid.

Warka ka soo baxay Hay’adda ayaa lagu yiri, “Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) waxaa beryahan kusoo laalaabtay cabashooyin la xiriira rakaab ku daahay terminalka kaasoo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay Hay’addu soo faragelisay ugu dambayna loo qaaday maagalooyinkii ay u kala safrayeen.”

- Advertisement -

Shirkadaha dayuuradaha ayaa lagu eedeeyey iney rakaabka saacado fara badan ku hayaan garoonka dayuuradaha iyadoo aysan diyaar aheyn dayuuradii qaadi laheyd taasoo ay cabasho badan ka keeneen dadka rakaabka ah.

Latest stories