HomeWararTaliska CXD oo Turkiga kala hadlay sii wadida taageero siinta Ciidamada Xoogga

Taliska CXD oo Turkiga kala hadlay sii wadida taageero siinta Ciidamada Xoogga

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee Dowlada Turkiga u jooga Soomaaliya G/sare BariÅŸ bulut. Taliyaha  iyo Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee dowlada Turkiga ayaa ka wada hadlay Xoojinta tababarada iyo Qalabeynta Ciidanka Kumaandooska Gor Gor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed. BariÅŸ bulut ayaa waxaa uu […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee Dowlada Turkiga u jooga Soomaaliya G/sare BariÅŸ bulut.

Taliyaha  iyo Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee dowlada Turkiga ayaa ka wada hadlay Xoojinta tababarada iyo Qalabeynta Ciidanka Kumaandooska Gor Gor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

BariÅŸ bulut ayaa waxaa uu Taliye Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin u sheegay in dowladda Turkiga ay sii wadi doonto taageerada ay siiso ciidanka xoogga dalka ee dagaalka kula jira dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Dowlada Turkiga ayaa ka Mid ah Dowladaha ka qeyb qaata dhismaha iyo tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaana dalkaasi tababar kusoo qaatay kummanaan Askari oo kamid  ah ciidamada dowladda Federaalka.

Latest stories