HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay inuu ku laabanayo furimaha Dagaalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyay inuu ku laabanayo furimaha Dagaalka

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 1-aad ee labadda Gole Baarlamaan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Xasan ayaa Golaha Baarlamaanka u jeediyey khudbad dhinacyo taabaysa taas oo nuxurkeedu ahaa gulufka dagaal ee dowladdu ku qaaday dagaalamayaasha Al-Shabaab oo laga qabsaday deegaano farabadan. Sidoo kale […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 1-aad ee labadda Gole Baarlamaan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Xasan ayaa Golaha Baarlamaanka u jeediyey khudbad dhinacyo taabaysa taas oo nuxurkeedu ahaa gulufka dagaal ee dowladdu ku qaaday dagaalamayaasha Al-Shabaab oo laga qabsaday deegaano farabadan.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweyne Xasan ayaa ku nuux nuuxsaday in la joogo wakhtigii uu qabyada ka bixi lahaa lana dhamaystiri lahaa Dastuurka dalka 12 sano kadib, wuxuuna Baarlamaanka ugu baaqay inay ansixiyaan, kana doodaan.

Xasan Sheekh ayaa ka hadlay guulaha laga gaaray ku biirista Soomaaliya ee Bulshada Briga Afrika EAC lagu dhawaaqay, wuxuuna shaaciyay in dhammaadka Bisha December Soomaaliya ku guulaysan doonto in laga qaado Cuno qabatayntii Hubka, isla markaana dhammaan si dhamaystiran looga cafin doono Soomaaliya Deyntii lagu lahaa.

Latest stories