HomeWararKal-fadhiga 4-aad ee Baarlamaanka oo Maanta furmaya & MW Xasan oo khudbad...

Kal-fadhiga 4-aad ee Baarlamaanka oo Maanta furmaya & MW Xasan oo khudbad jeedinaya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Waxaa maanta oo sabti ah si rasmi ah u furmaya Kal-fadhiga afaraad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka kasoo laabteen fasax ay bilihii lasoo dhaafay ku maqnaayeen. Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeedin doona furitaanka Kal-fadhiga afaraad ee Baarlamaanka, isagoo khudbadiisa uga hadli doona xaaladda siyaasadeed […]

- Advertisement -

Waxaa maanta oo sabti ah si rasmi ah u furmaya Kal-fadhiga afaraad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka kasoo laabteen fasax ay bilihii lasoo dhaafay ku maqnaayeen.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeedin doona furitaanka Kal-fadhiga afaraad ee Baarlamaanka, isagoo khudbadiisa uga hadli doona xaaladda siyaasadeed ee dalka, amniga, fatahaadaha iyo qodobo kale.

- Advertisement -

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa waxaa inta uu socdo kalfadhigaan waxaa horyaalla shaqooyin farabadan oo looga baahan yahay inay qabtaan, sidoo kalena waxaa horyaalla wax ka bedelka Dastuurka KMG ah iyo ajendayaal kale.

Maalmihii lasoo dhaafay Xildhibaanada ku maqnaa safaro dibadda ah ayaa dib ugu soo laabanayay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, iyagoona xalay loo diray fariimo loogu wargelinayo in Maanta oo sabti ah uu furmayo Kal-fadhiga afaraad ee Baarlamaanka, ayna kasoo qeyb galaan.

Latest stories