HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo UK kala hadlay taageerada ay siiso Ciidanka Xoogga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo UK kala hadlay taageerada ay siiso Ciidanka Xoogga

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugnaa magaalada London waxa uu la kulmay Wasiirka Difaaca ee Boqortooyada Ingiriiska James Heappey. Wasiirka Difaaca UK ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka u xaqiijiyey in UK ay sii wadidoonta taageerada ay siiso Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed si ay uga hortagaan Al-Shabaab. Kulanka Madaxweynaha Soomaaliya […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugnaa magaalada London waxa uu la kulmay Wasiirka Difaaca ee Boqortooyada Ingiriiska James Heappey.

Wasiirka Difaaca UK ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka u xaqiijiyey in UK ay sii wadidoonta taageerada ay siiso Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed si ay uga hortagaan Al-Shabaab.

- Advertisement -

Kulanka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wasiirka Difaaca ee Boqortooyada Ingiriiska James Heappey ayaa sidoo kale waxa ay diiradda ku saareen shirka amniga Soomaaliya ee dhowaan ka filayo in uu ka dhaco magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa todobaadkaan gaaray magaalada London halkaas uu uga qeyb galayey shirka hoggaamiyeyaasha caalamka ee ka hortagga cunno yarida iyo aafooyinka sababa.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Kulamo la qaatay Madaxda dalka Ingiriiska oo uu kala hadlay dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isaga oo ka qeyb galay shirka ayuu kaga hadlay sida Soomaaliya ay mudnaanta u siinayso in mashaariicda gargaarka degdegga ah loo weeciyo dhanka horumarinta, si dadka Soomaaliyeed ay uga helaan faa’iido waarta.

Latest stories