HomeWararKulan looga amniga oo Maanta ka qabsoomay Gobol ka tirsan Puntland

Kulan looga amniga oo Maanta ka qabsoomay Gobol ka tirsan Puntland

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Taliyaha qaybta Boliska Gobolka Raas-Casayr ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa shir Guddoomiyay Shirka Khamiislaha ah ee Amniga Gobolkaasi oo Maanta ka qabsoomay degmada Caluula. Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Raas-Casayr G/Sare Fu’aad Mohamud Hussein oo uu weheliyo Taliye ku xigeenka qeybta Gaashanle Cali Saciid ayaa Warbixino ka dhageystay Sarakiisha Ciidanka Booliska Gobolka. Shirkaan ayaa diirada lagu […]

- Advertisement -

Taliyaha qaybta Boliska Gobolka Raas-Casayr ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa shir Guddoomiyay Shirka Khamiislaha ah ee Amniga Gobolkaasi oo Maanta ka qabsoomay degmada Caluula.

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Raas-Casayr G/Sare Fu’aad Mohamud Hussein oo uu weheliyo Taliye ku xigeenka qeybta Gaashanle Cali Saciid ayaa Warbixino ka dhageystay Sarakiisha Ciidanka Booliska Gobolka.

- Advertisement -

Shirkaan ayaa diirada lagu saaray xaladihii ugu danbeeyay ee Todobaadkan, waxaana warbixino soo gudbiyay Taliyaasha Turbu-tariyada CID iyo kuwa Dagmooyinka kuwaas oo ka waramay shaqooyinka Guud ee Amaanka

Taliyaha qaybta gobolka Raas-Casayr G/Sare Fu’aad Maxamud Xuseen ayaa ku amray Sarakiisha sida ay heeganka ugu jireen shaqda Amniga Gobolka iyo la dagalanka dambiyada ka dhaca Badaha iyo jiriifka sharci darada ah mukhadaradka Guud ahaan aminiga Puntland.

Latest stories