HomeWararRasaas goos goos ah oo laga maqlayo isbitaal ku yaala Qasa oo...

Rasaas goos goos ah oo laga maqlayo isbitaal ku yaala Qasa oo ay jiifaan 500 oo bukaan

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Madaxa isbitaalka Indonesia ee magaalada Qasa ayaa BBC-da u sheegay in ‘rasaas goos goos ah’ weli laga maqlayo aaga isbitaalkaas, hakaas oo ay gudaha ugu jiraan bukaanno gaaraya 500 oo qof. Isbitaalka oo ay maamusho wasaaradda caafimaadka Qasa, ayaa hore u sheegtay, in 12 lagu dilay weerar xaga cirka ah oo Israa’iil ku qaaday isbitaalkaas. […]

- Advertisement -

Madaxa isbitaalka Indonesia ee magaalada Qasa ayaa BBC-da u sheegay in ‘rasaas goos goos ah’ weli laga maqlayo aaga isbitaalkaas, hakaas oo ay gudaha ugu jiraan bukaanno gaaraya 500 oo qof.

Isbitaalka oo ay maamusho wasaaradda caafimaadka Qasa, ayaa hore u sheegtay, in 12 lagu dilay weerar xaga cirka ah oo Israa’iil ku qaaday isbitaalkaas.

- Advertisement -

Dhanka kale, wakaaladda wararka ee Israa’iil ayaa sheegtay in ciidamada Israa’iil ay weerareen magaalada Jeniin iyo xerada qaxootiga Nuseirat oo ku taala halkaas.

Wakaaladda wararka ee Wafa ayaa sheegtay in 17 ay ku dhinteen weeraradaas.

Latest stories