HomeWararAxmed Madoobe oo kulan isagu yeeray madaxda hay’adaha gargaarka ee ka howlgala...

Axmed Madoobe oo kulan isagu yeeray madaxda hay’adaha gargaarka ee ka howlgala Jubaland

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay madaxda hay’adaha gargaarka ee ka howlgala deegaanada Jubaland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Kulanka ayaa lagaga hadlayay sidii hay’adaha gargaarka qeybahooda kala duwan ee ka howlgala Jubaland ay u dardar galin lahayeen gurmadka ay u baahan yihiin dadka ay saameeyeen […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay madaxda hay’adaha gargaarka ee ka howlgala deegaanada Jubaland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Kulanka ayaa lagaga hadlayay sidii hay’adaha gargaarka qeybahooda kala duwan ee ka howlgala Jubaland ay u dardar galin lahayeen gurmadka ay u baahan yihiin dadka ay saameeyeen fatahaadaha ka jira deegaanada Jubaland.

Latest stories