HomeWararIsraa'iil oo baahisay muuqaal ku saabsan dadka Xamaas afduubatay

Israa’iil oo baahisay muuqaal ku saabsan dadka Xamaas afduubatay

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Milatariga Israa’iil ayaa siidaayay muuqaal kaamirooyinka CCTV-ga ah oo muujinaya laheysteyaal Israa’iiliyiin ah oo la geynayo isbitaalka al-Shafa, oo ah isbitaalka ugu weyn Qasa, kaddib weerarradii 7-dii Oktoobar ee Xamaas. Afhayeen u hadlay ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in mid ka mid ah dadka la qafaashay oo ahayd haweeney askariyad ah lagu dilay halkaas. Waxa uu […]

- Advertisement -

Milatariga Israa’iil ayaa siidaayay muuqaal kaamirooyinka CCTV-ga ah oo muujinaya laheysteyaal Israa’iiliyiin ah oo la geynayo isbitaalka al-Shafa, oo ah isbitaalka ugu weyn Qasa, kaddib weerarradii 7-dii Oktoobar ee Xamaas.

Afhayeen u hadlay ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in mid ka mid ah dadka la qafaashay oo ahayd haweeney askariyad ah lagu dilay halkaas.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in 19-sano jir ka tirsaneed ciidamada Israa’iil oo lagu magacaabi jiray Captain Nova la dilay ka dib markii isbitaalka la keenay iyadoo dhaawac fudud ah.

Israa’iil ayaa ku celcelisay in Xamaas ay isbitaalka al Shifa ka dhigtay saldhig, balse Xamaas ayaa arrintaa beenisay.

 

Latest stories