HomeWararMadaxweyne Lafta-gareen iyo wafdi la socday oo gaaray Diinsoor + ujeedka

Madaxweyne Lafta-gareen iyo wafdi la socday oo gaaray Diinsoor + ujeedka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Wasiirka gaashaan-dhigga XFS, qaar ka mid ah golaha wasiirada koofur gabeed iyo masuuliyiin kale ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey maanta Magaalada Diinsoor ee Gobolk Baay. Ujeedka ay madaxdu halkaas u gaarayn ayaa lagu sheegay in ay tahay soo xerista shir dib u hishiisiin ah oo magaaladaas ka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Wasiirka gaashaan-dhigga XFS, qaar ka mid ah golaha wasiirada koofur gabeed iyo masuuliyiin kale ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey maanta Magaalada Diinsoor ee Gobolk Baay.

Ujeedka ay madaxdu halkaas u gaarayn ayaa lagu sheegay in ay tahay soo xerista shir dib u hishiisiin ah oo magaaladaas ka socday iyo sidii bulshada Diinsoor dagta ay ugu sheegi lahaayeen inay u diyaar garoobaan ka qayb qaadashada howlgalka dalka looga xoraynayo Al-Shabaab gaar ahaan deegaanada koofur galbeed.

- Advertisement -

Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulamo la qaadan doona Odayaasha iyo Waxgaradka Diinsoor, isagoona kala hadli doona xaaladda degmada iyo baahiyaha jira ee loo baahan yahay in wax laga qabto.

Sidoo kale Madaxweyne Lafta-gareen ayaa booqasho ku tagaya Xarumo ciidan oo ku yaalla Magaalada Diinsoor ee Gobolk Baay, wuxuuna kulmayaa saraakiisha ciidamada.

 

Latest stories