HomeWararJubbaland oo gacanta kusoo dhigtay Maandooriye badan & Raggii watay

Jubbaland oo gacanta kusoo dhigtay Maandooriye badan & Raggii watay

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa gacanta kusoo dhigay Maandooriye xashiish ah oo  142KG gaaraya, kadib howlgal ay ciidamada ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Maandooriyaha Xashiishkan ayaa lagu soo qabtay laba eedaysane iyo gaari nooca Soomaalidu u taqaan Afjiir oo ay kusoo qariyeen. Xashiish-kan ayay saraakiishu sheegeen in lagu soo qariyey […]

- Advertisement -

Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa gacanta kusoo dhigay Maandooriye xashiish ah oo  142KG gaaraya, kadib howlgal ay ciidamada ka sameeyeen magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Maandooriyaha Xashiishkan ayaa lagu soo qabtay laba eedaysane iyo gaari nooca Soomaalidu u taqaan Afjiir oo ay kusoo qariyeen.

- Advertisement -

Xashiish-kan ayay saraakiishu sheegeen in lagu soo qariyey gaariga, waxaana dusha laga saaray ciidda guryaha lagu dhiso, si ciidamada Ammaaka looga qariyo.

“Dadka ka ganacsada walxaha maanka dooriya ayaa inta badan isku daya in ay adeegsadaan tabo kala duwan si ay laamaha ammaanka uga qariyaan ganacsigooda sharci darrada ah, balse ciidama Booliska oo loo tababaray kahortagga walxaha halista ku ah shacabka ayaa fashiliya qorshe walba oo ay isku dayaan” ayaa lagu yiri Qoraal Booliska Jubbaland ay soo saareen.

Ciidamada Booliska dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa intaas kusii daray inay sii wada doonaan howlgalada lagula dagaalamayo waxyaabaha maanka dooriya iyo ka hortagga wax walba oo amniga liddi ku ah.

Latest stories