HomeWararHowlgal lagu dilay xubno ka tirsan AS oo laga fuliyay Gobolka Bakool

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan AS oo laga fuliyay Gobolka Bakool

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Howlgal ay ciidamada xoogga dalka guutada 9-aad ee gobolka Bakool ka sameeyeen tuulada Makiiney oo 40 KM dhinac Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada xuddur ayaa lagu dilay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka oo ka tirsan ciidamada Xooga dalka qeybta 60-aad guutada 9-aad ee gobolka Bakool ayaa warbaahinta ku hadasha Afka dowladda u sheegay […]

- Advertisement -

Howlgal ay ciidamada xoogga dalka guutada 9-aad ee gobolka Bakool ka sameeyeen tuulada Makiiney oo 40 KM dhinac Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada xuddur ayaa lagu dilay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka oo ka tirsan ciidamada Xooga dalka qeybta 60-aad guutada 9-aad ee gobolka Bakool ayaa warbaahinta ku hadasha Afka dowladda u sheegay in howlgalkii dhacay lagu dilay saddex dagaalame oo kamid ahaa Shabaabka.

- Advertisement -

Sidoo kale Saraakiisha ayaa intaas kusii daray in inta uu socday howlgalka laga fuliyay tuulada Makiiney Shabaabka la dilay looga furtay hubkii ay wateen, waa sida hadalka loo dhigay.

Deegaano hoostaga degmada Xuddur ayaa waxaa ka socda howlgal Al-Shabaab looga saarayo tuulooyinka ay kaga sugan yihiin Bakool, waxaana howlgaladaasi ay qeyb ka yihiin sida la tilmaamay howlgalka wejiga labaad ee xoreynta dalka ee ka socda

Latest stories