HomeWararFaah faahin: Dab khasaaro Hantiyadeed geystay oo Caawa ka kacay Suuqa Xamar-weyne

Faah faahin: Dab khasaaro Hantiyadeed geystay oo Caawa ka kacay Suuqa Xamar-weyne

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maamulka gobolka Banaadir iyo Shacabka oo is kaashanaya ayaa ku guuleystay inay demiyaan dab xooggan oo fiidkii hore ee Caawa ka kacay Suuqa degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Dabka ayaa markii hore ka kacay suuqa qeybta Masjidka Marwaaz, waxaa uuna ku fiday qeybaha Suuqa Dahablaha, kawaanka Hilibka iyo meelo kale, waxaana dabka uu socday laba […]

- Advertisement -

Maamulka gobolka Banaadir iyo Shacabka oo is kaashanaya ayaa ku guuleystay inay demiyaan dab xooggan oo fiidkii hore ee Caawa ka kacay Suuqa degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.

Dabka ayaa markii hore ka kacay suuqa qeybta Masjidka Marwaaz, waxaa uuna ku fiday qeybaha Suuqa Dahablaha, kawaanka Hilibka iyo meelo kale, waxaana dabka uu socday laba saac oo xiriir ah.

- Advertisement -

Khasaaro hantiyadeed oo farabadan ayaa ka dhashay dabka ka kacay Suuqa Xamar-weyne, isla markaana waxa uu baabi’iyay goobo Ganacsi oo Suuqa ku yaalay, sida ay sheegeen qaar kamid ah Ganacsatada.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaan weli wax faah faahin ah ka bixin khasaaraha baaxada leh ee uu geystay dabka, oo la tilmaamay inuu markii hore uu ka dhashay koronto ku jirtay goob Ganacsi.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa muddooyinkii dambe ku soo badanayay dhacdooyinka la xiriira gubashada oo horay uga dhacday Bakaaraha iyo xaafado kale oo ku yaal caasimada.

Latest stories