HomeWararSAWIRRO: Qaraxyo xalay ka dhacay Muqdisho

SAWIRRO: Qaraxyo xalay ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Waxaa xalay fiidkii qaraxyo lagu weeraray xarumo shirkadda Hormuud ku leheyd Deegaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho. Weeraradan oo dhacay abaaro 8-dii fiidnimo ayaa waxaa loo adeegsaday miinooyin nooca soo booddada ah, kuwaas oo la dhigay bannaanka hore ee xarumaha BTS-yada ee xaafadaha Igadaba-gey & Safaari ee deegaanka Garas-Baaley. Inta la xaqiijiyey ma jiraan wax khasaaro […]

- Advertisement -

Waxaa xalay fiidkii qaraxyo lagu weeraray xarumo shirkadda Hormuud ku leheyd Deegaanka Garasbaaley ee magaalada Muqdisho.

Weeraradan oo dhacay abaaro 8-dii fiidnimo ayaa waxaa loo adeegsaday miinooyin nooca soo booddada ah, kuwaas oo la dhigay bannaanka hore ee xarumaha BTS-yada ee xaafadaha Igadaba-gey & Safaari ee deegaanka Garas-Baaley.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyey ma jiraan wax khasaaro nafeed ah ka dhashay qaraxyadan. Waxase jira burbur iyo qasaaro hantiyadeed oo soo gaaray dhismayaashii la qarxiyey.

Waxaa xusid mudan in kal hore sidan oo kale, qaraxyo lala beegsaday qaar ka mid ah laamaha iibka ee shirkaddu ku leedahay Xero-Jarmal (Xarutii Tababarka Farsamada Gacanta XTFG) ee Damada Daayniile & BTS-kii deegaanka Muusaaley ee Ceelasha biyaha taariikhdu markay ahayd 09-November-2023.

Dowladda Somalia & Shirkadda Hormuud ayaan weli ka hadlin dhacdooyinkaan, mana jirto cid sheegatay masuuliyadda qaraxyadaan, iyo cid loosoo xiray toonna.

- Advertisement -

Latest stories