HomeWararDowladda Federaalka oo Shixnad Gargaar u dirtay Magaalada Baardheere oo ku jirto...

Dowladda Federaalka oo Shixnad Gargaar u dirtay Magaalada Baardheere oo ku jirto xaalad adag

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo wali wada gurmadka loo sameenaayo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka El-Niño iyo fatahaadaha ay sameyeen wabbiyada Jubba iyo Shabelle ayaa maanta waxa magalaada Baardheere u dirtay Diyaarad wada shixnad mucaawino ah oo gaaraysa ilaa 6-Tan. Baardheere ayaa waxa ay kamid tahay degmooyinka gobolka Gedo, kuwooda ssameynta […]

- Advertisement -

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo wali wada gurmadka loo sameenaayo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka El-Niño iyo fatahaadaha ay sameyeen wabbiyada Jubba iyo Shabelle ayaa maanta waxa magalaada Baardheere u dirtay Diyaarad wada shixnad mucaawino ah oo gaaraysa ilaa 6-Tan.

Baardheere ayaa waxa ay kamid tahay degmooyinka gobolka Gedo, kuwooda ssameynta dag ay ka soo gaartay fatahaada wabbiga jubba, taas oo keentay in ay go’do buundii Baardheere.

- Advertisement -

Hay’adda Maareynta musiiboyinka ayaa sidaan oo kale magaalaaas ugu dirtay Doonyo nuuca dheereeya ah si loo badbaadiyo shacab ay go’doomiyeen Biyaha.

Gargaarkaan waxaa loogu talagalay in la gaarsiyo shacabka ku barakacay dadaadka iyo fatahaadaha.

 

Latest stories