HomeWararXamaas oo eedeyn u jeedisay madaxweynaha Mareykanka

Xamaas oo eedeyn u jeedisay madaxweynaha Mareykanka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Xamaas ayaa ku eedaysay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden inuu mas’uul ka yahay go’doominta ciidamada Israa’iil ay ku hayaan isbitaalka al-Shafa oo ah isbitaalka ugu weyn Qasa, Xamaas ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka uu yahay qofka kaliya ee mas’uulka ka ah tallaabadan Israa’iil ay qaadday. Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters, Xamaas waxay ku eedaysay […]

- Advertisement -

Xamaas ayaa ku eedaysay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden inuu mas’uul ka yahay go’doominta ciidamada Israa’iil ay ku hayaan isbitaalka al-Shafa oo ah isbitaalka ugu weyn Qasa,

Xamaas ayaa sheegtay in madaxweynaha Mareykanka uu yahay qofka kaliya ee mas’uulka ka ah tallaabadan Israa’iil ay qaadday.

- Advertisement -

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters, Xamaas waxay ku eedaysay madaxweyne Biden inuu ka dambeeyo qabsashada isbitaalka ee ciidamada Israa’iil.

Xamaas ayaa ku adkaysatay in Israa’iil ay fulisay weerarka ka dib markii Aqalka Cad uu oggolaaday sheegashada Maraykanka ee ah in al-Shafa ay Xamaas u adeegsato arrimo ciidan.

Latest stories