HomeWararNinkii dilay Taliyaha Booliska Guriceel Walaalkiis oo dil Toogasho ah lagu Xukumay

Ninkii dilay Taliyaha Booliska Guriceel Walaalkiis oo dil Toogasho ah lagu Xukumay

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Askari ka tirsan NISA oo dhawaan Magaalada Guriceel ku dilay Nin dhalinyaro ah, kana mid ahaa ganacsata Magaaladaasi ayaa goordhaweyd waxaa lagu xukumay dil Toogasho ah. Maxkamada Ciidama Qalabka sida ayaa Dil Toosgasho ah ku xukuntay C/salaam Axmed Cali, kaasi oo bartamaha magaalada ku dilay Alle ha u naxariistee Marxuum C.laahi Cai Hudeey. Maxkamadda oo […]

- Advertisement -

Askari ka tirsan NISA oo dhawaan Magaalada Guriceel ku dilay Nin dhalinyaro ah, kana mid ahaa ganacsata Magaaladaasi ayaa goordhaweyd waxaa lagu xukumay dil Toogasho ah.

Maxkamada Ciidama Qalabka sida ayaa Dil Toosgasho ah ku xukuntay C/salaam Axmed Cali, kaasi oo bartamaha magaalada ku dilay Alle ha u naxariistee Marxuum C.laahi Cai Hudeey.

- Advertisement -

Maxkamadda oo u fariisatay Kiiskaasi dilka ahaa ayaa waxaa u caddaatay in C/salaam Axmed Cali uu si ula kac ah u dilay Marxuum C.laahi Cai Hudeey Taariiqkhdu markey ahayd 10 Bishaan NOV 2023 Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

 

Latest stories