HomeWararKulamo ku saabsan xiriirka dowlad gobaleedyada iyo iyo Aqalka sare oo Baydhaba...

Kulamo ku saabsan xiriirka dowlad gobaleedyada iyo iyo Aqalka sare oo Baydhaba ka socda

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare Sanatar Deeqo Xasan Xuseen ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka KGS. Wafdiga guddoomiyaha waxaa garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud kusoo dhaweeyay guddoomiyaha Guddiga  Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada dowlad gobaleedka  KGS […]

- Advertisement -

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare Sanatar Deeqo Xasan Xuseen ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka KGS.

Wafdiga guddoomiyaha waxaa garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud kusoo dhaweeyay guddoomiyaha Guddiga  Amniga iyo Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiilada dowlad gobaleedka  KGS Xildhibaan Irshaad Maxamed Aadan Iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan maamulkaasi.

- Advertisement -

Inta wafdiga guddoomiyaha ay ku suganyihiin magaalada Baydhabo waxaa ay kulamo la qaadan doonaan masuuliyiinta maamulka Konfur galbeed, kuwaasi oo ay kala hadli doonaan qodob muhiim ah oo ku saabsan xiriirka dowlad gobaleedyada iyo iyo Aqalka sare.

Latest stories