HomeWararXamaas oo hadashay iyo tirada dhimashada oo korortay

Xamaas oo hadashay iyo tirada dhimashada oo korortay

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Tirada dhimashada dadka Falastiiniyiinta ah ayaa gaartay 11,240 oo qof sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Xamaas. Tan iyo markii uu dagaalku bilowday toddobada bishii Oktoobar waxaa sare u kacayay dadka ku dhimanaya duqeymaha diyaaradaha Israa’iil iyo dagaalka u dhaxeeya Xamaas iyo ciidamada Israa’iil. Dadka dhintay waxaa ku jira 4,630 oo carruur ah iyo 3,130 oo […]

- Advertisement -

Tirada dhimashada dadka Falastiiniyiinta ah ayaa gaartay 11,240 oo qof sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Xamaas. Tan iyo markii uu dagaalku bilowday toddobada bishii Oktoobar waxaa sare u kacayay dadka ku dhimanaya duqeymaha diyaaradaha Israa’iil iyo dagaalka u dhaxeeya Xamaas iyo ciidamada Israa’iil.

Dadka dhintay waxaa ku jira 4,630 oo carruur ah iyo 3,130 oo dumar ah sida laga soo xigtay afhayeenka dhanka warbaahinta u qabailsan Xamaas.

- Advertisement -

Hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in ay ku kalsoontahay tirada Xamaas ay sheegtay in dagaalka ay ku dhimatay inkastoo Israa’iil diiday arrintaa.

Xamaas ayaa sidoo kale beenisay eedayn Israa’iil uga timid oo ah in isbitaalka Qasa ugu weyn ay u adeegsatay sida qalabka dagaalka oo kale.

Isbitaalka oo koronto iyo biyo la’aanba ah ayaa waxaa ka taagan xaalad murugsan oo xitaa waxaa hadda laga cabsi qabaa inuu isku baddelo “xabaalo”.

Latest stories