HomeWararWabiga Shabelle oo ku fatahay degaanno ka tirsan Shabeellaha Hoose+Sawiro

Wabiga Shabelle oo ku fatahay degaanno ka tirsan Shabeellaha Hoose+Sawiro

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay ku fatahay deegaannada Buula-mareer iyo Golweyn ee gobolka Shabeelaha hoose, waxaana sawiro halkaas laga soo qaaday muujinayaan saameynta fataahadda. Dadka degaanka ayaa soo sheegaya in kannaalada biyaha Webiga gudbiya ay sababeen fataahadda, waxeyna saameyn xooggan ku yeesheen dalaggii Beeraha ee dhawaan la beeray. Sidoo kale degmooyinka Afgooye, Awdheegle […]

- Advertisement -

Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay ku fatahay deegaannada Buula-mareer iyo Golweyn ee gobolka Shabeelaha hoose, waxaana sawiro halkaas laga soo qaaday muujinayaan saameynta fataahadda.

Dadka degaanka ayaa soo sheegaya in kannaalada biyaha Webiga gudbiya ay sababeen fataahadda, waxeyna saameyn xooggan ku yeesheen dalaggii Beeraha ee dhawaan la beeray.

- Advertisement -

Sidoo kale degmooyinka Afgooye, Awdheegle iyo deegaanka jannaale ayaa iyagane Wabigu ku fattahay inkastoo aan ilaa iyo hadda wax khasaare nafeed ah la soo werin

Latest stories