HomeWararMeydadka oo isbitaalka Qasa gudihiisa xabaal wadareedyo loogu aasayo

Meydadka oo isbitaalka Qasa gudihiisa xabaal wadareedyo loogu aasayo

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganaysa agaasimaha isbitaalka Al-Shifa ee Qasa Muxamed Abu Salamiya ayaa sheegtay in ugu yaraan 179 meyd ah lagu aasay xabaal wadareed ku yaalla goobta uu ku yaallo isbitaalka Shifa iyada oo oo ay socdaan dagaallada u dhaxeeya ciidamada Israa’iil iyo Xamaas. Agaasimaha isbitaalku waxa uu sheegay in toddobo carruur […]

- Advertisement -

Wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganaysa agaasimaha isbitaalka Al-Shifa ee Qasa Muxamed Abu Salamiya ayaa sheegtay in ugu yaraan 179 meyd ah lagu aasay xabaal wadareed ku yaalla goobta uu ku yaallo isbitaalka Shifa iyada oo oo ay socdaan dagaallada u dhaxeeya ciidamada Israa’iil iyo Xamaas.

Agaasimaha isbitaalku waxa uu sheegay in toddobo carruur ah oo dhawaan dhashay ay u dhinteen koronto la’aanta xaruuntaas ka jirta.

- Advertisement -

Abu Salamiya waxa uu yiri “Waxay ahayd in aan ku aasno xabaal wadareedyo” waxa uu xusay in maydadka ay daadsan yihiin wadooyinka isbitaalka, sidoo kalena ay korontadii ka go’day talaagadaha ku jiray qolka maydka”, iyada oo aanay jirin wax shidaal ah oo soo galay marinka Qasa ilaa 7-dii October.

Latest stories