HomeWararXasan Nasrallah oo Hanjabaad Culus u diray Isra’iil

Xasan Nasrallah oo Hanjabaad Culus u diray Isra’iil

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xasan Nasrallah oo ah hoggaamiyaha kooxda Xisbullah ee ay Iiraan taageerto ee Lubnaan ayaa khudbadiisii labaad ee uu kaga hadlayay dagaalkii Israa’iil iyo Xamaas jeediyay Sabtidii lasoo dhaafay. Khudabaddan oo laga sii daayay TV-ga Xisbullah ee Al-Manar ayaa Nasrallah ku sheegay in Israa’iil aysan marnaba awoodi doonin inay gaarto hadafkeeda ku saabsan dhulka Falastiin, waxaana […]

- Advertisement -

Xasan Nasrallah oo ah hoggaamiyaha kooxda Xisbullah ee ay Iiraan taageerto ee Lubnaan ayaa khudbadiisii labaad ee uu kaga hadlayay dagaalkii Israa’iil iyo Xamaas jeediyay Sabtidii lasoo dhaafay.

Khudabaddan oo laga sii daayay TV-ga Xisbullah ee Al-Manar ayaa Nasrallah ku sheegay in Israa’iil aysan marnaba awoodi doonin inay gaarto hadafkeeda ku saabsan dhulka Falastiin, waxaana uu yiri “waxaa aad uga soo horjeedi doona jiilalka soo socda.”.

- Advertisement -

Nasrallah ayaa sheegay in weerarada ka dhanka ah Israa’iil ee ka dhacaya koonfurta Lubnaan ay sii socon doonaan. Wuxuu sheegay in weeraradan ay yihiin kuwo lagu taageerayo Falastiiniyiinta.

Narsallah ayaa ku andacoodey in todobaadki ugu dambeeyey ay Xisbullah kordhiyeen weerarada ka dhanka ah Israa’iil ayna adeegsadeen gantaallo aad u awood badan marka laga soo tago diyaaradaha aan duuliyaha lahayn. Waxa uu sheegay in Xisbullah ay weeraro hor leh ku qaadeen deegaanada gudaha ee Israa’iil

Latest stories